Dowladda oo Shaacisay in la dilay in ka badan 3,000 oo xubnood oo katirsan Al Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in guulo waa weyn ka gaartay wajiga koobaad dagaalka lagula jiro kooxda Al Shabaab, waxa ayna dowladda sheegtay in dagaalkaasi lagu jabiyay Al Shabaab loogana dilay xubno tiro badan. Wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in wajiga koobaad howlgalada ka socda gobolada Hirshabelle iyo Galmudug Al Shabaab … Continue reading Dowladda oo Shaacisay in la dilay in ka badan 3,000 oo xubnood oo katirsan Al Shabaab